Kooxda Al Shabaab oo qabsatay magaalo muhiim ah oo kutaala dalka Muzambiik

Waqooyiga dalka Muzambiik qeybo kamid ah waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo dagaalyahano la baxay magaca  Al Shabaab oo xiriir la leh kooxda Khilaafada Islaamka ee Daacish. Dagaalyahanada kooxda Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday magaalada Palma oo kutaala Waqooyiga Muzambik, waxaana kooxdan la sheegay in dagaal kula wareegeen qeybo kamid … Continue reading Kooxda Al Shabaab oo qabsatay magaalo muhiim ah oo kutaala dalka Muzambiik